HomeWararHaweeney Somali oo Wadnaheeda laga soo saaray Buro la eg Kubbadda Teniska

Haweeney Somali oo Wadnaheeda laga soo saaray Buro la eg Kubbadda Teniska

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dhakhaatiirta Qaliinka ee Isbitaalka Burjeel ee magaalladda Abu Dubai ee dalka Imaaaraadka Carabta ayaa ku guuleystay qaliin ay ku sameeyeen Haweeney Somali ah oo buro weyn kaga dhex taallay Wadnaheeda. Safiya Faarax Jamaac oo 61-jir ah ayaa laga soo saaray Buro aad u weyn ayaa waxaa fuliyey Koox Dhakhaatiir ah oo uu hoggaaminayey Professor Dr […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhakhaatiirta Qaliinka ee Isbitaalka Burjeel ee magaalladda Abu Dubai ee dalka Imaaaraadka Carabta ayaa ku guuleystay qaliin ay ku sameeyeen Haweeney Somali ah oo buro weyn kaga dhex taallay Wadnaheeda.

Safiya Faarax Jamaac oo 61-jir ah ayaa laga soo saaray Buro aad u weyn ayaa waxaa fuliyey Koox Dhakhaatiir ah oo uu hoggaaminayey Professor Dr Walid Shaker.

- Advertisement -

Buradaasi ayaa la sheegay inay ka dhalatay dhiig ku dhex faruurmay Wadnaheeda, taasi oo sababtay inuu xirmo mid ka mid ah Halbowlayaasha Nidaamka Wadnaha.

Professor Dr Walid Shaker aya sheegay inay baaritaankooda ku ogaadeen xeelladda ugu wanaagsan ee lagu yareyn karp khatarta ka dhalan karta in Burada laga soo dhex saaro Wadnaha Haweeneydaasi Soomaalida.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay ku guuleysteen Qaliinkaasi, islaa markaana ay ka soo saareen Buro u muuqaal eg Kubbadda Teeniska oo kale.

Professor Dr Walid Shaker waxa uu sheegaay in Safiya Faarax Jamaac laga saaray Isbitaalka 5 maalmood kadib, markii qalinka lagu sameeyey, isla markaana  Isbedel muuqda laga dareemayo Xaalladeeda Caafimaad.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts