HomeWararHaweeney la mooday inay luntay oo qeyb ka qaadatay kooxihii iyada baadi-goobayey

Haweeney la mooday inay luntay oo qeyb ka qaadatay kooxihii iyada baadi-goobayey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Koox Dalxiisayaal oo ka kooban 50 qof ayaa mar qura ku soo baraarugay inay maqan tahay mid ka mid ah haweenkii tamashlaha u joogay Iceland. Dalxiisayaasha oo bas ku safrayey ayaa joogsaday meel uu u dhow goob uu Falkoono ka qarxay si ay u daawadaan. Mid ka mid ah Haweenkii oo ku hartay Baska si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox Dalxiisayaal oo ka kooban 50 qof ayaa mar qura ku soo baraarugay inay maqan tahay mid ka mid ah haweenkii tamashlaha u joogay Iceland.

Dalxiisayaasha oo bas ku safrayey ayaa joogsaday meel uu u dhow goob uu Falkoono ka qarxay si ay u daawadaan.

- Advertisement -

Mid ka mid ah Haweenkii oo ku hartay Baska si ay u dhar beddelato ayaa ku soo laabtay goobtii ay Dalxiisayaasha joogeen.

Saxaiibkeeda oo iyada bar aqoonsan waayey, maadaama ay labiskii uu ku igaa iska soo bedeshay ayaa Dalxiisayaashii la socotay ka codsadeen inay la baadi-goobaan haween ka ambatay goobta ay Dalxiisayaashu joogeen.

Waxay Dalxiisayaashii bilaabeen inay haweeneyda maqan ku baadi-goobaan socod, halka kuwa kalena ay baska  qateen si ay jidka uga baadi-goobaan.

- Advertisement -

Haweeneydii la baadi-goobayey ayaa iyadana dhinaceeda ryclo ugu jirtay si loo helo gaweeneyda maqan.

Ilaaladda Xeebaha ayaa iyagana qaatay Helikoptaro, si ay gacan uga geystaan haweenyda la raadinayo.

Baadi-goobkeeda oo socday habeenkii oo dhan, ayaa waxaa markii uu Waagu dillaacay dib isku tiriyeen Dalxiisayaasha, waxayna ogaadeen inuusan qofna ka maqnayn.

Laakiin ninkii la saaxiibka ahaa haweeneyda la raadinayey ayaa fajacay, wuxuuna yiri:- “Adigaa ku baadi-goobaynay ee adna ma is-baadi goobaysay?”.

Waxa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts