HomeWararHaweenay Mayd ah oo laga helay Guri ku yaalla Dooloow

Haweenay Mayd ah oo laga helay Guri ku yaalla Dooloow

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Bulshada  Degmada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa shyalay Galinkii dambe helay Haweenay Mayd ah oo dhowr maal mood Mayd ahaan ugu jirtay guri ay ka daggan tahay Dooloow. Dhacdadaan ayaa la yaab ku noqotay dadka degaanka waxaana sheegeen in ay Seddex maalimood ay ku jirtay guriga iyadoo meyd ah, waxaana markii dambe ay dareemeen Urka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bulshada  Degmada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa shyalay Galinkii dambe helay Haweenay Mayd ah oo dhowr maal mood Mayd ahaan ugu jirtay guri ay ka daggan tahay Dooloow.

Dhacdadaan ayaa la yaab ku noqotay dadka degaanka waxaana sheegeen in ay Seddex maalimood ay ku jirtay guriga iyadoo meyd ah, waxaana markii dambe ay dareemeen Urka kasoo baxaya Guriga, taasi oo keentay in ay gudaha u galaan ayna baraan waxa ka uraya Guriga, waxaana markii dambe ay heleen Haweenayda oo Meyd ah.

- Advertisement -

Marxuumadda ayaa lagu magacaabaa Wiilo, waxaana ay ka mid ahayd dadka ku ganacsada Suuqa xafada Qansaxley ee Degmada Doolow.

Dadka degaanka waxaa ay sheegeen in aysan jirin Qof kale oo marxuumadda kula noolaa Guriga, waxaana ay ahayd dadka danyarta ah ee ganacsiyada yar-yar ku leh, Magaalada Dooloow, sida ay sheegayaan dadka degaanka ee ku nool xaafadda ay dhacdadaasi ka dhacday.

Lama oga waxa sababay geerida haweenayda, mana jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha ammaanka degmada iyo maaamulka Gobolka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts