HomeWararHabraaca xallinta Khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare ee oo la shaaciyay

Habraaca xallinta Khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare ee oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga xallinta khilaafaaadka doorashooyinka dadban (GXKHDD) ayaa soo saaray habraaca xalinta khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka iyo shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare. Qoraal ay soo saareen Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga uu cabasho u soo gudbin karo oo kaliya Murashax soo buuxiyay shuruudaha Musharaxnimada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga xallinta khilaafaaadka doorashooyinka dadban (GXKHDD) ayaa soo saaray habraaca xalinta khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka iyo shuruudaha cabashooyinka Aqalka Sare.

Qoraal ay soo saareen Guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in Guddiga uu cabasho u soo gudbin karo oo kaliya Murashax soo buuxiyay shuruudaha Musharaxnimada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la diiwaan-geliyay.

- Advertisement -

Guddiga xallinta khilaafaaadka doorashooyinka ayaa tilmaamay in Cabasho u soo gudbin karaan Xildhibaanada dowladaha xubnaha ka ah dawladda Federaalka iyo xubnaha Ergada loo xulay in ay u codeeyaan tartamayaasha Aqalka sare ee Somaliland.

Sidoo kale Guddiga ayaa soo bandhigay Bankiyada gaar ka ah ay leeyihiin oo loogu tala-galay in Musharaxiinta u tartameysa Aqalka Sare ee Baarlamaanka ku shubaan lacagta is diiwaan-gelinta.

Hoos ka Akhriso shuruudaha ay soo saareen Guddiga.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts