Guddoonka Golaha shacabka oo ka hor yimid dhaarintii Wasiirka Cusub ee amniga

Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray, dhaarintii maanta la dhaariyay Wasiirka Cusub ee Amniga xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur, kaasi oo uu xalay Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha shacabka ayaa waxaa lagu sheegay in dhaarintaasi ay tahay mid sharciga baalmarsin, sidoo kalena ay kasoo horjeedaan Guddoonku.

Hoos ka akhriso War-saxaafadedka Baarlamaanka

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor