• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, May 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo gaaray Magaalada Baydhabo

Bilan Media by Bilan Media
October 18, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 1 min read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Goordhow gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Garoonka diyaaradaha Shaati-Gaduud ayaa waxaa Jawaari iyo wafdi la socday kusoo dhaweeyay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Xildhibaano, Wasiiro ka tirsan Maamulkaas iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ujeedka Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baydhabo ayaa waxaa uu yahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Munaasabada furitaanka Kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sidoo kale inta uu ku sugan yahay Jawaari Magaalada ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadanaa Madaxda ugu sarreeysa Maamulka KGS iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, isagoo kala hadli doona Arrimo kala duwan oo ku aadan deegaanka.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa  lagu wadaa in maalmaha oo socda lagu qabto Munaasabad lagu daah-furayo Kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Maamulka, kadib markii uu dhammaaday Kal-fadhigii hore, ayna Xildhibaanada galeen fasax kooban.

Previous Post

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo xirmay iyo sababta keentay

Next Post

Caruur waxyeello kasoo gaartay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446
Warar

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

May 12, 2025
Hamas to Release American-Israeli Hostage Edan Alexander Amid Ceasefire Push and Humanitarian Crisis in Gaza
Wararka Idaacadda

Hamas to Release American-Israeli Hostage Edan Alexander Amid Ceasefire Push and Humanitarian Crisis in Gaza

May 12, 2025
Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle
Warar

Maleeshiyaad Hubeysan oo Shacab Ku Dilay Duleedka Degmada Cadalle

May 11, 2025
Next Post

Caruur waxyeello kasoo gaartay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kalfadhiga lixaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankiisa 11-aad, iyadoo uu shirguddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane...

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

by Liban
May 12, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – A contingent of Somali pilgrims has arrived in the Kingdom of Saudi Arabia to perform the Hajj...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Dr....

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Magaalada Nairobi waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shir muhiim ah oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda...

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka
Warar

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446
Warar

11,500 Xujey Soomaali ah oo bilaabay gudashada waajibaadka Xajka 1446

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Qatar Reaffirm Strategic Ties in High-Level Meeting Between PM Hamsa and Ambassador Al Nuaimi
English News

Somalia and Qatar Reaffirm Strategic Ties in High-Level Meeting Between PM Hamsa and Ambassador Al Nuaimi

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
  • A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qatar kala hadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Qorshaha Isbeddelka Qaranka
  • Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda IMF oo ka shiraya horumarinta dhaqaalaha dalka

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00