• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 28, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Guddoomiye Madaale oo tagay koobtii saaka Qaraxu ka dhacay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 22, 2023
in Warar
Reading Time: 1 min read
A A
Guddoomiye Madaale oo tagay koobtii saaka Qaraxu ka dhacay
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa booqday isgooska IFKA XALANE gaar ahaan xarunta dhul bixinta Dowladda Hoose ee Xamar oo ah goobtii uu ku qarxay qaraxii ay fashiliyeen ciidanka Amniga qaranka iyaga oo toogtay wadihii gaariga qarxay oo isku dayay in uu si  xoog ah uga gudbo bar-kontorol oo ay ciidamada Amniga ku hubiyaan gaadiidka.

Kormeerkan uu Guddoomiye Madaale ku tagay goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa ku wehelinayay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Ahmed Diiriye (Yabooh), iyada oo uu duqa Magaalada Muqdisho war bixin la xariirta dhacdadaani ka dhageestay saraakiishii goobta ku sugneyd, isaga oo ku bogaadiyay sida foojig naanta leh oo ay ciidanka Amniga uga hortageen qaraxaasi.

Previous Post

Somalia’s application to join East African Community enters negotiation stage

Next Post

Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare oo u yeeray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Rwanda iyo Congo oo Heshiis Taariikhi ah Ku Saxiixday Washington si Looga Gudbo Colaadda Dheer ee Labada Dal
Caalamka

Rwanda iyo Congo oo Heshiis Taariikhi ah Ku Saxiixday Washington si Looga Gudbo Colaadda Dheer ee Labada Dal

June 28, 2025
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud
Warar

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud

June 28, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Maamuus ah Dhigay Taallada Dhagax-Tuur
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax Maamuus ah Dhigay Taallada Dhagax-Tuur

June 26, 2025
Puntland iyo Jubbaland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Puntland iyo Jubbaland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 26, 2025
DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub
Warar

DFS oo Heshay Taageero Maaliyadeed oo Ka Socota Midowga Yurub

June 26, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka Gobolada Waqooyi ee Soomaaliland

June 26, 2025
Next Post
Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare oo u yeeray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda Aqalka Sare oo u yeeray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda

65 Years of Freedom: Interior Minister Leads Security Inspection Ahead of Somalia’s National Festivities

65 Years of Freedom: Interior Minister Leads Security Inspection Ahead of Somalia’s National Festivities

by Gesey Liban
June 28, 2025
0

MOGADISHU, Somalia – As the nation readies itself for the dual milestones of June 26th and July 1st, commemorating Somalia’s...

Rwanda iyo Congo oo Heshiis Taariikhi ah Ku Saxiixday Washington si Looga Gudbo Colaadda Dheer ee Labada Dal

Rwanda iyo Congo oo Heshiis Taariikhi ah Ku Saxiixday Washington si Looga Gudbo Colaadda Dheer ee Labada Dal

by Ilhaan
June 28, 2025
0

Dowladda Rwanda iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa magaalada Washington ee caasimadda Maraykanka ku kala saxiixday heshiis nabadeed oo lagu...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud

by Ilhaan
June 28, 2025
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer ku tagay deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo...

General Sahal Visits Masaajid Ali Gaduud to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

General Sahal Visits Masaajid Ali Gaduud to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Gesey Liban
June 28, 2025
0

Middle Shabelle, SOMALIA – The Commander of the Somali National Army’s Ground Forces, General Sahal Abdullahi Omar, paid a high-level...

65 Years of Freedom: Interior Minister Leads Security Inspection Ahead of Somalia’s National Festivities
English News

65 Years of Freedom: Interior Minister Leads Security Inspection Ahead of Somalia’s National Festivities

June 28, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Rwanda iyo Congo oo Heshiis Taariikhi ah Ku Saxiixday Washington si Looga Gudbo Colaadda Dheer ee Labada Dal
Caalamka

Rwanda iyo Congo oo Heshiis Taariikhi ah Ku Saxiixday Washington si Looga Gudbo Colaadda Dheer ee Labada Dal

June 28, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud
Warar

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud

June 28, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
General Sahal Visits Masaajid Ali Gaduud to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

General Sahal Visits Masaajid Ali Gaduud to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

June 28, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Rwanda and DR Congo Sign Historic Peace Agreement in Washington Amid U.S. Strategic Interests
English News

Rwanda and DR Congo Sign Historic Peace Agreement in Washington Amid U.S. Strategic Interests

June 28, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Algeria Forge Strategic Labor Partnership at Arab Forum for Equality
English News

Somalia and Algeria Forge Strategic Labor Partnership at Arab Forum for Equality

June 27, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • 65 Years of Freedom: Interior Minister Leads Security Inspection Ahead of Somalia’s National Festivities
  • Rwanda iyo Congo oo Heshiis Taariikhi ah Ku Saxiixday Washington si Looga Gudbo Colaadda Dheer ee Labada Dal
  • Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Ku Tegay Deegaanka Masaajid Cali Gaduud
  • General Sahal Visits Masaajid Ali Gaduud to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00