HomeWararGuddoomiyaha Maxkamadda sare Kenya oo ku tala bixisay in xilka laga qaado...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare Kenya oo ku tala bixisay in xilka laga qaado MW Uhuru

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, Martha Koome, ayaa dooneysa in maxkmadda racfaanka ay ku dhawaaqdo in Madaxweyne Uhuru Kenyattta, uu ku xadgudbay dastuurka u dagan dalka Kenya. Guddoomiyaha, oo hadalkeeda sii wadata, ayaa sheegtay in tani ay timid ka gadaal markii madaxweynaha uu ku guul dareystay inuu magacaabo lix kamid ah afartan garsoore, oo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya, Martha Koome, ayaa dooneysa in maxkmadda racfaanka ay ku dhawaaqdo in Madaxweyne Uhuru Kenyattta, uu ku xadgudbay dastuurka u dagan dalka Kenya.

Guddoomiyaha, oo hadalkeeda sii wadata, ayaa sheegtay in tani ay timid ka gadaal markii madaxweynaha uu ku guul dareystay inuu magacaabo lix kamid ah afartan garsoore, oo ay soo gudbiyeen Guddiga Adeegga Garsoorka ee “JSC” saddex sano kahor.

- Advertisement -

Ms Koome, ayaa waxey sidoo kale tilmaantey in jawaabta maxkamadda ay noqoto, in maadaama madaxweynaha lagu eedeeyey ka xadgudubka dastuurka, in jagada uu ku fadhiyo laga qaado.

Racfaan ka dhan ah go’aanka maxkamadda sare, ayaa Mr Uhuru Kenyatta lagu amrey inuu soo magacaabo lix garsoore, haddii uu ku kasoo bixi waayana, markaa waa in mas’uuliyaddaasi uu la wareegaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare.

Ms Koome ayaa si kastaba ha ahaatee diiday iney u tartanto madaxtinimada. Taas badalkeeda, waxay soo jeedisay in madaxweynaha uu ku xadgudbay qodobada 3 (1) faqradda koowaad, iyo qodobka 166 (1) faqraddiisa koowaad, xarafka b, ee dastuurka iyo awaamiirtiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts