Guddoomiyaha Kudlada Musharixiinta  oo qaatay Tallaalka Covid19

Mid ka mid ah Musharixiinta maadxweynaha Soomaaliya ayaa qaatay Tallaalka Caabuqa Covid19, kaasi oo dhawaan la keenay dalka.

Gudoomiyaha Kudalada Musharixiinta Madaxweyne ee dhex dhexaadka ah Musharax Madaxweyne Cumar Cabduqadir Fiqi ayaa qaatay Tallaalka ka hortagga u ah Xanuunka safmarka ah ee Covid19, kaasi oo caalamka si weyn u aafeeyay, saameyn

Tallaalka Covid19 ayaa dhawaan dalka lasoo gaarsiiyay, waxaana horeay loogu tijaabiyay Madaxweynaha Mudda xileedkiisa Dastuuriga ahi uu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, iyadoo sidoo kale ay jiraan mas’uuliyiin ka kale oo ka tirsan Dowladda oo qaatay Tallaalka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor