HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta tegaya Mid ka mid ah degmooyinka u...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta tegaya Mid ka mid ah degmooyinka u go’doonsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa saacadaha soo socda waxaa la filayaa in uu gaaro degmada Xudur  ee Xarunta gobolka Bakool. Safarka Guddoomiyaha ayaa waxaa ku wehlin doona Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka iyo Wasiiro ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa saacadaha soo socda waxaa la filayaa in uu gaaro degmada Xudur  ee Xarunta gobolka Bakool.

Safarka Guddoomiyaha ayaa waxaa ku wehlin doona Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan,xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka iyo Wasiiro ka mid ah kuwa koonfur galbeed.

- Advertisement -

Gdoomiyaha Golaha shacabka iyo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxa ay kulamo kala duwan la qaadan doonaan Maamulka iyo qeybahaa kala duwan ee bulshada degmada Xudur.

Sidoo kale Saacadaha ay ku sugan yihiin waxa ay howlo indha-indheyn ah ay ku tegi doonaan xerooyinka dadka barakacayaasha ah ee kaga sugan yihiin degmadaas,oo ka mid ah degmooyinka ay go’doomiyeen Al-Shabaab ee deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed.

Ammaanka guud ee degmada xudur ayaa aad loo adkeeyey,waxaan halkaasi ka socotay diyaar garoowga soo dhaweynta wafdiga guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo xubnaha la socda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts