HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu soo dhaweeyay Gobolka Bakool

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu soo dhaweeyay Gobolka Bakool

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray gobolka Bokool,halkaasi oo uu kula kulmidoono mas’uuliyiin iyo bulshada deegaanka. Wafdiga oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Garoonka Waxaa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen iyo Masuuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray gobolka Bokool,halkaasi oo uu kula kulmidoono mas’uuliyiin iyo bulshada deegaanka.

Wafdiga oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Garoonka Waxaa ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Maamulka Koonfur Galbeed oo uu ugu horeeyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta gareen iyo Masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bokool waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Koonfur Galbeed,waxaana la filayaa in halkaasi uu ka dhaco kulan looga hadlayay arrimo ay kamid yihiin sidii loo furi lahaa wadooyinka ay go’doomiyeen Al-shabaab iyo qorshayaal ku aadan dib u dejin loo sameeyo dadkii deegaanadoodi ay ka soo barakiciyeen Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts