HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan yeeshay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa iska xog-waraystay xaalada dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay saamaysay Abaarta ee ku nool Guud ahaan Gobolada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa iska xog-waraystay xaalada dalka iyo sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay saamaysay Abaarta ee ku nool Guud ahaan Gobolada Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulanka ka sheegay inay muhiim tahay in gurmad loo sameeyo dadka ay abaarta darran ku saameeysay deegaano ka tirsan Maamulkaas oo uu tilmaamay in dadka ay gaajo iyo haraad ugu dhimanayaan.

Kulanka dhexmaray Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee lasoo doortay deegaanada Koonfur Galbeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts