Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 24 Sep 2018 magcaabay Guddoomiyaha Gobola Nugaal.
Xeer Madaxweyne Lr.132 Sep 22, 2018, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Nugaal.
Madaxweynaha Puntland.
Markuu Arkay: Dastuurka Puntland
Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo
Markuu la Tashaday: Madxaweyne ku xigeenka Puntland
Wuxuu Xeeriyey:
1.Waxaa Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir) loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal
2.Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.
-DHAMMAAD-