HomeWararGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka baaqday Safar uu ku tegi lahaa Jalalaqsi

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka baaqday Safar uu ku tegi lahaa Jalalaqsi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale iyo wafdi la socday oo Maanta safar ku tegi lahaa Degmada Jalalaqsi ee Gobolkaas ayaa ka baaqday. Wariyeyaal ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa soo sheegaya in diyaarad Ciidan oo Guddoomiye Caraale u qaadi laheyd Jalalaqsi ay baaqatay sababo aan weli la shaacin. Ujeedka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Jalalaqsi ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale iyo wafdi la socday oo Maanta safar ku tegi lahaa Degmada Jalalaqsi ee Gobolkaas ayaa ka baaqday.

Wariyeyaal ku sugan Magaalada Baladweyne ayaa soo sheegaya in diyaarad Ciidan oo Guddoomiye Caraale u qaadi laheyd Jalalaqsi ay baaqatay sababo aan weli la shaacin.

- Advertisement -

Ujeedka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Jalalaqsi ayaa waxaa uu ahaa sidii uu soo xalin lahaa shaqaaqo dhawaan halkaas ku dhexmartay Ciidamo ka tirsan maamulka degmadaas iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti.

Sidoo kale muddo saddex maalmood wax diyaarad kama soo degin Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne,kadib markii daadad xoogan ay ku rogmadeen halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts