HomeWarar(SAWIRO): Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir oo lagu soo dhaweeyey Garoonka Aadan...

(SAWIRO): Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Banaadir oo lagu soo dhaweeyey Garoonka Aadan Cadde.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed ayaa goor dhow ka soo degaay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladdan Muqdisho. Guddoomiyaha waxaa si diiran u soo dhaweeyey Xildhibaanadda Labada Gole ee BFS, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir, Saraakiil Ciiddan iyo Dadweyne kale.   Guddoomiye Taabit waxa la filayaa inuu maalinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed ayaa goor dhow ka soo degaay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalladdan Muqdisho.

Guddoomiyaha waxaa si diiran u soo dhaweeyey Xildhibaanadda Labada Gole ee BFS, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Banaadir, Saraakiil Ciiddan iyo Dadweyne kale.

- Advertisement -

 

Guddoomiye Taabit waxa la filayaa inuu maalinta Sabtida xilka Gobalka Banaadir kala wareego Guddoomiyihii hore, Sheekh Yuusuf Jimcaale.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Guddoomiyaha cusub ayaa la filayaa inuu soo bandhigi doono Qorshe-hawleedkiisa Maamulka Gobalka Banaadir, gaar ahaan Sugidda Ammaanka.

Guddoomiyaha Cusub waxaa xilkaasi loo magacabay Khamiistii la soo dhaafay, iyadoo ay Golaha Wasiiradda ee XFS ansixiyeen magacaabistiisa.

Waxa uu  horey u haa Ku-xigeenka Safiirka Somalia u jooga dalka Maraykanka.

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts