HomeWararGuddoomiyaha Baarlamaanka Oo Umadda Musliinta Ah Ugu Hambalyeeyey Sanadka Cusub ee Hijriyada...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Umadda Musliinta Ah Ugu Hambalyeeyey Sanadka Cusub ee Hijriyada Islaamka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Muslimiinta caalamka hambalyo ku aadan sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka. “Hor iyo horaan waxaan doonayaa inaan halkaan uga diro shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo guud ahaan umadda Islaamka hambalyo ku aadan sanadka cusub ee Hijriyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaanba Muslimiinta caalamka hambalyo ku aadan sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka.

“Hor iyo horaan waxaan doonayaa inaan halkaan uga diro shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyo guud ahaan umadda Islaamka hambalyo ku aadan sanadka cusub ee Hijriyada Islaamka waxaa inoo dhashay sanad cusub oo ah 1437 Hijria waa bilowga sanad cusub ee tirsiga taariikhda islaamka marka saa daraadeed waxaan idiin leeyahay Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo” – ayuu hadalkiisa ku bilaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”.

- Advertisement -

“sanadka dhammaaday ee 1436 waxey umadda Soomaaliyeed soo mareen marxalado kala gedisan lkn waxaan hubaa in sanadkii hore hormarradii jiray in ka badan in la sameeyey waxaana waajib nagu wada ah inaan Alle uga mahad celinno taas, sidoo kalena waxaan Alle Subxaanahu Watacaalaa ka rajeynaynaa in sanadkan midka xiga uu nagu gaarsiiyo Ammaan,Barwaaqo iyo hormar buuxa oo dhanka dowladnimada ah, markale waxaan idiin leeyahay HAMBALYO,HAMBALYO, HAMBALYO, KULU CAAMIN WA ANTUM BIL KHEYR”- ayuu hadalkiisa kusoo gebagebeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

—-DHAMMAAD—-

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts