HomeWararGuddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ku wajahan Magaalada Cadaado

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ku wajahan Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga Guddoomiyaha ayaa waxa qeyb ka ah xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo kamid ah kuwa isaga garabka la ah,waxaana lagu wadaan in Saacadaha soo socda ay gaaraan Magaalada Cadaado. Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Guddoomiyaha ayaa waxa qeyb ka ah xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo kamid ah kuwa isaga garabka la ah,waxaana lagu wadaan in Saacadaha soo socda ay gaaraan Magaalada Cadaado.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir iyo xunaha Xildhibaanada ah ee la socda ayaa Cadaado u tagaya  sidii Waxgaradka Galmudug ay ugala hadli lahaayeen Mooshinka ka dhanka Guddoomiye  Cali Gacal Casir oo ay wadaan qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Magaalada Cadaado ayaa laga dareemayaa qaban qaabada lagu soo dhaweeynayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir,waxaana ka qeyb qaadanaya soo dhaweyntiisa maamulka Galmudug ,Waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Magaalada Cadaado.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo ku shiray Dhuusamareeb,kuwaasi  oo Mooshin ka gudbiyay Guddoomiye Cali Gacal Casir ayaa sheegay in toban maalin gudahood uu kaga soo jawaabo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug mooshinka laga gudbiyay  .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts