HomeWararGuddoomiyaha aqalka sare oo sheegay in been abuur lagu sameeyay xeerarkii muhiimka...

Guddoomiyaha aqalka sare oo sheegay in been abuur lagu sameeyay xeerarkii muhiimka u ahaa Sharciga doorashooyinka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha golaha aqalka sare e Cabdi Xaashi ayaa ka hadlay xeerar dhawaan ay meelmariyeen xildhibaanada golaha shacabka isaga oo Sharci darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka. Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ayaa waxa uu tilmaamay in aysan sax aheyn xeerar badan oo haatan hor yaalla xildhibaanada kuwaas oo qaar ka mid ah ay socoto doodeeda. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha golaha aqalka sare e Cabdi Xaashi ayaa ka hadlay xeerar dhawaan ay meelmariyeen xildhibaanada golaha shacabka isaga oo Sharci darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ayaa waxa uu tilmaamay in aysan sax aheyn xeerar badan oo haatan hor yaalla xildhibaanada kuwaas oo qaar ka mid ah ay socoto doodeeda.

- Advertisement -

Xeerarkaan  oo ay soo diyaariyeen guddi ka guddiga wadajirka ah ee dhameystirka sharciiga doorashooyinka ayuu ku dooday in nuqulka loo qeybiyey golaha shacabka aanu aheyn midkii ay guddigu keeneen, sidaa darteedna aysan waxba ka jirin xeerarkaan.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts