HomeWararGuddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi ugu hambalyeeyay xilka uu Madaxweynaha Jamhuuruiyadda Federaalka Xasan Sheekh u magacaabay, isagoona Alle uga baryay inuu mas’uuliyada loo idmaday ku guuleeyo. Ra’iisul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta booqasho ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi ugu hambalyeeyay xilka uu Madaxweynaha Jamhuuruiyadda Federaalka Xasan Sheekh u magacaabay, isagoona Alle uga baryay inuu mas’uuliyada loo idmaday ku guuleeyo.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa noqonaya Ra’iisul Wasaaraha 21-aad ee Xukuumadda, isagoona xilka laga wareegi doona marka la siiyo Codka kalsoonida Maxamed Xuseen Rooble.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Xamse Cabdi Barre, Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka u weydiin doona inay siiyaan Codka kalsoonida ah, si uu u soo dhiso Golihiisa Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts