HomeWararGuddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo gaaray Magalada Kismaayo

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo gaaray Magalada Kismaayo

Date:

Related stories

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Nairobi: Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka UN-Habitat ee horumarinta magaalooyinka

Wafdiga Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowle Saciid Xayd ayaa Nairobi kaga qayb galay kalfadhiga UN-Habitat.

Soomaaliya iyo Isku-tashiga: Xarunta Tamarta iyo Biyaha oo loo dhisay qaab casri ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xarigga ka jaray xarun casri ah oo ay yeelanayso Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha.

Sidee Turkigu u Qodayaa Ceelka Curad-1 ee Badda Soomaaliya? Sirta Qalabka Waaweyn!

Mashruuca Curad-1 waa wejigii koowaad ee Soomaaliya ay ku noqonayso waddan shidaal soo saara.

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi.

Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland, xubnaha labada golle iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda.

Wafdiga Guddoomiyaha oo ay qeyb ka yihiin Sanotero k tirsan Aqalka Sare ayaa waxaa la geeyay Aqalka Madaxtooyada Jubbaland,waxaana ay saacadaha soo socda la kulmi doonaan Madaxda Sare ee Maamulka Jubbalamd.

Ujeedka Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo wafdiga la socda ay Kismaayo u tageen ayaa ah xal ka gaarista khilaafka Dowladda iyo Maamulka Jubbaland,waxaana wafdiga dhamaan ay tegi doonaan Maamul Goboleedyada.

Goordhow la socda faah faahinta iyo Sawirro.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories