Guddiga qaban qaabada iyo diyaarinta kalafadhiga labaad oo la magacaabay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug  Maxamed Nuur Gacal ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada iyo soo diyaarinta Kalfadhiga labaad ee Golaha Wakiilada Galmudug kaasi oo dhawaan la filayo in uu furmo.

Waxaa guddigu uu ka kooban yahay shan xubnood, waxaana ay ka shaqayn doonaan qaban qaabada kala fadhiga labad ee Baarlamanka Galmudug.

Xubnahaan ayaa kala ah: Xil. Cabdulqaadir Juune Barre, Xil. Axmed Cabdirisaaq Cabdullaahi, Xil. Axmed Maxamed Faarax, Xil. Xassan Xirsi Xaashi iyo Xil. Muxiyadiin Shiikh Cabdullaahi Cismaan.

 

hoos ka Aqriso Guddiga

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media