HomeWararGuddiga qaban qaabada Caleema-saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Guddiga qaban qaabada Caleema-saarka Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wafdi kooban oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno ka tirsan Guddigaan iyo maamulka Caasimada. Ujeedada imaanshiyaha guddigan ayaa ah qiimeyn iyo sahmin tasiilaadka loo baahanyahay iyo goobaha loo diyaarinayo dajinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi kooban oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb.
Waxaana garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay wasiiro iyo xubno ka tirsan Guddigaan iyo maamulka Caasimada.

Ujeedada imaanshiyaha guddigan ayaa ah qiimeyn iyo sahmin tasiilaadka loo baahanyahay iyo goobaha loo diyaarinayo dajinta martida balaaran ee kasoo qeybgalaysa munaasbadda caleemar saarka.

- Advertisement -

Guddiga ayaa la kulmi doona madaxda Galmudug si ay ugu dhawaaqaan xilliga munaasbada caleema saarka la qabanayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts