Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka Sare oo Xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Kalluumeysiga

Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Mudane Axmed Xasan iyo xubno kale oo la socday.

Kulanka oo ay shir guddoominaysay Guddoomiyaha Guddiga Khayraad Qaranka Aqalka Sare, Senator Saynab Ismaaciil Maxamed,  ayaa u jeedadiisu ahayd turxaan bixin iyo ka jawaabista su’aalo dheeraad ah oo xubnaha guddigu ay uga baahdeen Hindise Sharciyeedka Horumarinta Iyo Maareynta Kaluumaysiga dalka,

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor