HomeWararGuddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan ka yeeshay shuruucda Golaha

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo kulan ka yeeshay shuruucda Golaha

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya ayaa maanta Kulankooda 8-aad ee Kal-fadhiga 7-aad ku yeeshay Xaruunta Guddiyada Iyo Guddonka Golaha Shacabka BJFS. Kulankan ayaa Guddiga waxaa ay uga hadleen shuruucda Taala Golaha Shacabka iyo sidii loo kala Horumarin laha ama mudnaanta loo kala siin laha maalmaha la kala gelinayo shuruucda Golaha hor yaalla. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaaka Soomaaliya ayaa maanta Kulankooda 8-aad ee Kal-fadhiga 7-aad ku yeeshay Xaruunta Guddiyada Iyo Guddonka Golaha Shacabka BJFS.

Kulankan ayaa Guddiga waxaa ay uga hadleen shuruucda Taala Golaha Shacabka iyo sidii loo kala Horumarin laha ama mudnaanta loo kala siin laha maalmaha la kala gelinayo shuruucda Golaha hor yaalla.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay sidii shaqada Baarlamanka loo kordhin lahaa, isla markaana Inta waqtiga Baarlamanka ka harsan loo dardar-gelin lahaa tayada waxbarashada dalka.

Kulan Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa waxa Shir Guddominaayey Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts