Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamanka oo kulan yeeshay

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamanka fedreralka Soomaaliya  ayaa Caawa Kulankooda Labaad ee Kalfadhiga 7aad Ku Yeeshay Xaruunta Guddiyada Iyo Guddonka Golaha Shacabka.

Waxayna Kulankooda Uga Hadleen Shuruucda La Taala ee Golaha Shacabka iyo sidii loo Kala horumarin laha ama Mudnaanta loo kala siin Laha Maalmaha La Kala Gelinayo Shuruucda Golaha Hor Yaala

Sidokale Kulanka Ayaa Looga Hadlay Sidii Shaqada Baarlamanka Loo Kordhin Laha Islamarkana Inta Waqtiga Baarlamanka Ka Harsan Loo Dardar Gelin Laha Dastuurka Kumeel Gaarka ee Dalka

Kulan Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Ayaa Waxa Shir Guddominaayey Guddomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka   Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha  Cabduweli Sheekh Ibraahim Muuday

Kulanka marku soo dhamaaday ayaa Xoghaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaliya  Cabdikarim Xaaji Buux Warbaahinta uu Faahfaahiyey.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media