Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen kumeel-gaar ah, kaddib is-casilaaddii Guddoomiye Guuleed Saalax iyo ku-xigeenkiisii Jaamac Xirsi.
Warsaxaafadeed ay soo saareen Guddigu ayaa waxa ay ku sheeegen in doorashada aysan ku imaan doonin wax dib u dhaca ah, sidaa darted ay doorteen Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen ku meel gaar ah.
Hoos ka akhriso War-Saxaafadeedka