Guddiga dhameystirka Xeerka Doorashooyinka iyo Wasiir Sabriye oo kulan yeeshay

Guddiga wadajirka ah ee dhameystirka Xeerka Doorashooyinka Qaranka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Cabdi Maxamed Cabdi Sabriye.

Kulanka dhexmaray Wasiira Arrimaha gudaha iyo Guddiga ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo muhiim ah Dhameeystirka Xeerka Doorashooyinka Qaranka Qaranka.

Qodobaha looga hadlay kulanka ayaa waxaa kamid ahaa Xeerka Deegaameeynta Kuraasta iyo Xeerka Doorashada xubnaha labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolladda Waqooyi (Soomaaliland), iyo kuwo kalen waxaa kamid ahaa

  1. Xeerka xaqiijinta Qoondada Haweenka.

III. Xeerka Doorashada xubnaha labada Aqal ee kazoo jeeda Gobolladda Waqooyi(Soomaaliland).

  1. Xeerka xaquuqda metelaada gobolka Banaadir.
Comments
Loading...