HomeWararGoobihii Ganacsi ee Afgooye oo Maanta xiran iyo banaanbax ka socda

Goobihii Ganacsi ee Afgooye oo Maanta xiran iyo banaanbax ka socda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in guud ahaan Maanta Goobihii Ganacsi ee Magaaladaas ay xiran yihiin. Dadweyne farabadan oo ka banaanbaxaya weerarkii shalay aroortii hore lagu dilay 10 ruux ee ka dhacady duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadweynahaan ayaa sakay gebi ahaanba xiray wadooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in guud ahaan Maanta Goobihii Ganacsi ee Magaaladaas ay xiran yihiin.

Dadweyne farabadan oo ka banaanbaxaya weerarkii shalay aroortii hore lagu dilay 10 ruux ee ka dhacady duleedka deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

- Advertisement -

Dadweynahaan ayaa sakay gebi ahaanba xiray wadooyinka qaar ee Afgooye Goobihii Ganacsiga iyo waxbarashada intaba sida uu ku soo waramayo Wariyaheena Maxamed Cusmaan Ma’da.

Xaalada Afgooye ayaa Maanta ah mid kacsan,waxana laga dareemayaa Maalintii labaad banaanbax ay dhigayaan Shacabka ay uga soo horjeedan weerarkii dadka Shacabka ahaa lagu dilay ee Bariire.

Wixii ku soo kordha kal socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts