Golaha Wasiirrada oo qayb mushaarkooda ka mid ah ugu deeqaya dadka Abaaruhu saameeyeen

Xubnaha Golaha Wasiirrada XFS ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor