HomeWararGolaha Wasiirada oo meel mariyay xubnaha Guddiga Saxaafadda Soomaaliya

Golaha Wasiirada oo meel mariyay xubnaha Guddiga Saxaafadda Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya ayaa kulankooda toddobaadlaha ah waxay ay maanta uga hadlen arrimo badan oo uu ku jiro ammaanka Dalka. Kulanka oo uu shir gudoominayay ku simaha ra’iisul wasaaraha ahna sido kale wasiirka Caddaaladda  Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka-Jiir ayaa sido kale lagu ansixiyay  xubnaha Guddiga Saxaafadda Soomaaliya oo uu horgeeyay wasiirka Warfaafinta mudane Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya ayaa kulankooda toddobaadlaha ah waxay ay maanta uga hadlen arrimo badan oo uu ku jiro ammaanka Dalka.

Kulanka oo uu shir gudoominayay ku simaha ra’iisul wasaaraha ahna sido kale wasiirka Caddaaladda  Cabdulaahi Axmed Jaamac Ilka-Jiir ayaa sido kale lagu ansixiyay  xubnaha Guddiga Saxaafadda Soomaaliya oo uu horgeeyay wasiirka Warfaafinta mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

- Advertisement -

xubnaha Guddiga Saxaafadda Soomaaliya ee maanta la meel mariyay ayaa ka kooban 9 xubnood.

Golaha wasiirada ayaa sido kale dhageystay warbixino ay sooo jeediyen wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts