HomeWararGolaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray howlgalada socda iyo Amniga

Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray howlgalada socda iyo Amniga

Date:

Related stories

M.Cali Guudlaawe oo ku dhowaaqay jihada doorashada Hirshabeelle: “Doorasho waa qof iyo cod

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlay doorashooyinka iyo khatarta fatahaadaha.

Xil-wareejin ka dhacday Muqdisho: Wasiir Fiqi oo farriin culus u diray madaxda wasaaradda

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay xoghayihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xoghayaha cusub. Maqaalkan ka akhriso nuxurka dardaarkii wasiirka,

Washington: IGAD oo kaashanaysa hay’ado caalami ah si loo xoojiyo adkaysiga bulshada Bariga Afrika

Xoghayaha Fulinta ee IGAD ayaa kulamo muhiim ah la yeeshay madaxda Adaptation Fund iyo Action Against Hunger magaalada Washington.

Koonfur Galbeed: Wasiirka cusub ee Beeraha oo lagu dhaariyay Baydhabo

Baydhabo: Hoggaamiye Jibriil Cabdirashiid oo ka qayb galay dhaarinta...

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.

Kulanka ayaa lagaga hadlay Xaalada amniga guud iyo dagaalada dib u xoraynta ee ka socda Inta badan deegaanada Jubaland kuwaas oo ay wadaan Ciidamada Jubaland iyo Kuwa xooga dalka isla markana saacadahii lasoo dhaafay lagu dilay in ka badan 23 katirsan Al-Shabaab.

Golaha ayaa bogaadiyay howlgalada socda iyagoo ugu baaqay shacabka ree Jubaland inay garab istaagan Ciidamada qalabka Sida ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Dhinaca kale Waxaa golahu uu akhrintii koobaad marsiiyay sharciga lagu dhisayo Hay’ada wadooyinka Jubaland kaas oo ay soo gudbisay Wasaarada howlaha guud iyo guriyaynta isla markana dhawaan Baarlamaanka loo gudbin doono.

Ugu danbayntii Wasaarada Maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha ayaa soo bandhigtay qorshaha kor u qaadista dhakhliga guud iyo hormarinta Canshuuraha taas oo wax badan ka tari doonta dhaqaalaha guud ee Jubaland.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories