HomeWararGolaha Shacabka ansixiyay xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda

Golaha Shacabka ansixiyay xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta kulankooda caadiga ahaa wax ay ku yeesheen Magalada Muqdisho,iyaga oo ku ansixiyay xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda. Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaana soo xaaadiray 170 Mudane. Guddoomiye Mursal ayaa furitaanka kulanka kadib  ka dalbaday Guddoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaadka Maxamuud Macalin Yaxye inuu akhriyo sharciga xaqsiinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta kulankooda caadiga ahaa wax ay ku yeesheen Magalada Muqdisho,iyaga oo ku ansixiyay xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda.

Kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,waxaana soo xaaadiray 170 Mudane.

- Advertisement -

Guddoomiye Mursal ayaa furitaanka kulanka kadib  ka dalbaday Guddoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaadka Maxamuud Macalin Yaxye inuu akhriyo sharciga xaqsiinta Siyaasiyiinta Dowladda, si loo meel mariyo.

Intaasi kadib 167  Xildhibaan ayaa cod gacan taag ah ku ansixiyay 1 Xildhibaan ayaa diiday,halka  2 Xildhibaan ay ka aamuseen,waxaana Guddoomiyaha golaha Shacabka uu ka dhawaajiyay in Sharcigaas uu ansax yahay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts