Golaha Midowga Musharixiinta oo baaq kasoo saaray dagaalka ka socda Guriceel

GolahMidowga Musharixiinta ayaa war kasoo saaray xaaladaha iyo colaadda ka aloosan Gobolka Galgaduud, gaar ahaan dagaalka lagu riiqmay ee ka socda magaalada Guriceel ee xarunta ganacsiga Gobolkaasi.

War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Miwoga Musharixiinta ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay ka xun yihiin dagaalkaasi uu dhiigga badani ku daatay, waxaaan sidoo kale ay soosaaren qodobbo dhowr ah oo ku aaddan dagaalka socda.

Hoos ka akhriso War-saxaafadedka kasoo baxay Golaha Midowga Musharixiinta.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor