HomeWararGolaha Cusub ee Wasiirada Puntland oo markii ugu horeysay kulmaya

Golaha Cusub ee Wasiirada Puntland oo markii ugu horeysay kulmaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Puntland ayaa Maanta markii ugu horeysay  yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay,waxaana shir gudoomin doona Cabduweli Maxamed Cali Gaas,madaxweynaha Puntland. Kulanka ayaa la filayaa in Wasiirada Puntland ay Maanta diirada ku saaraan Xiisada ka taagan gobolada Sool iyo Sanaag ee u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland taas oo la xiriirta arimaha doorashooyinka Soomaaliland,iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha Cusub ee Golaha Wasiirada Puntland ayaa Maanta markii ugu horeysay  yeelanaya kulankoodii ugu horeeyay,waxaana shir gudoomin doona Cabduweli Maxamed Cali Gaas,madaxweynaha Puntland.

Kulanka ayaa la filayaa in Wasiirada Puntland ay Maanta diirada ku saaraan Xiisada ka taagan gobolada Sool iyo Sanaag ee u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland taas oo la xiriirta arimaha doorashooyinka Soomaaliland,iyo sidoo kale kobcinta dhaqaalaha puntland.

- Advertisement -

Kulanka markii uu soo gabagaboobo ayaa la filayaa in war qoraal ah ay ka soo saaraan oo ku aadan xaaladda deeganada Maamulkaasi Puntland.

 

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts