HomeWararGolaha Ammaanka ee QM oo Digniin kasoo saaray Doorashada Somalia

Golaha Ammaanka ee QM oo Digniin kasoo saaray Doorashada Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo xalay kulan Khaas ah ka yeeshay Arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa baaq wadajir ah u diray Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka,  si loo dhaqaajiyo heshiis wadajir ah oo horseedi kara Qabsoomida Doorashooyinka soo socda. Golaha Ammaanka ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka iyo Dowlad gobaleedyada inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo xalay kulan Khaas ah ka yeeshay Arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa baaq wadajir ah u diray Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada dalka,  si loo dhaqaajiyo heshiis wadajir ah oo horseedi kara Qabsoomida Doorashooyinka soo socda.

Golaha Ammaanka ayaa ka dalbaday dowladda Federaalka iyo Dowlad gobaleedyada inay si wadajir ah oo u agaasimaan Doorasho xor ah, Hufan, lagu kalsoonaan karo, loona dhan yahay, iyadoo lag saleynayo Heshiiskii September 17-dii ee sanadkii hore ee 2020-kii.

- Advertisement -

Sidoo kale Golaha ayaa waxaa ay ka digeen dib u kale oo dheeraad ah oo ku yimaada doorashada la filayo inay ka dhacdo Soomaaliya, lana dhamaystiro heshiis siyaasadeed oo ku aadan arrimahaasi.

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa horey Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ugu baaqay inay shir deg deg ah isugu yimaadan, isla markaana la xaliyo wax kasta oo khilaaf ah.

Beesha Caalamka ayaa wada dadaalo kala duwan oo lagu doonayo in lagu xaqijiyo khilaafka ka taagan doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya, waxaana saddex jeer baaqay shir ay yeelan lahaayeen Madaxda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts