HomeWararGaroonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo saakay xirmay

Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo saakay xirmay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa inuu xirmay, kadib markii saacadihii la soo dhaafay halkaas uu ka da’ay roob xoogan. Wariyaha Warbaahinta Dalsan ee Baladweyne ayaa soo sheegaya in  Gebi ahaan uu xirmay Garoonka diyaaradaha, isla markaana gudaha Garoonka ay buux dhaafiyeen biyihii ka hooray roobka ayna jirin wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa inuu xirmay, kadib markii saacadihii la soo dhaafay halkaas uu ka da’ay roob xoogan.

Wariyaha Warbaahinta Dalsan ee Baladweyne ayaa soo sheegaya in  Gebi ahaan uu xirmay Garoonka diyaaradaha, isla markaana gudaha Garoonka ay buux dhaafiyeen biyihii ka hooray roobka ayna jirin wax duulimaad ah.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Webiga Shabeella uu fatahaad ku sameeyay Xaafado ka tirsan Baladweyne, waxaana barakac ka bilowday Xaafadihii uu ku fatahay Webiga Shabeelle.

Sidoo kale dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho  ayaa u sheegay in qaar kamid ah Guryahooda ay dhex fadhiga biyo badan, kuwaasi oo ka hooray roobabkii saacadihii la soo dhaafay halkaas ka da’ay.

Si kastaba Garoonka diyaaradaha Baladweyne ayaa dhowr jeer xirmay, iyadoona ay xusid mudan tahay in kal hore uu sameeyay farahaadii ka dhacday halkaas iyo roobab hore ee ka da’ay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts