HomeWararGanacsade Kenyan lala xiriirinayo weerarkii Alshabaab ee Deegaanka Mpeketoni oo la sii...

Ganacsade Kenyan lala xiriirinayo weerarkii Alshabaab ee Deegaanka Mpeketoni oo la sii daayey.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maxkamadda Sare ee magaalladda Mombasa ee dalka Kenya waxay maanta amartay in la sii daayo Ganacsade Mahadi Sawalah iyo Dareewalkiisa Dayana Saalim, kadib, markii lagu waayey inay taageereen weerar ay Alshabaab labo sanno ka hor ku qaadeen Deegaanka Mpeketoni ee Laamu, oo lagu dilay in ka badan 48 qof. Garsoore Martin Muya ayaa xukunkaasi riday, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Sare ee magaalladda Mombasa ee dalka Kenya waxay maanta amartay in la sii daayo Ganacsade Mahadi Sawalah iyo Dareewalkiisa Dayana Saalim, kadib, markii lagu waayey inay taageereen weerar ay Alshabaab labo sanno ka hor ku qaadeen Deegaanka Mpeketoni ee Laamu, oo lagu dilay in ka badan 48 qof.

Garsoore Martin Muya ayaa xukunkaasi riday, kadib, markii la waayey caddaymo muujinaya Kiiska lagu soo oogay Ganacsadaha iyo Dareewalkiisa.

- Advertisement -

Maxkamadda Mombasa waxay kaloo sii daysay labo kale oo iyagana lagu waayey inay Alshabaab ku taageereen weerarkaasi oo dhacay bishii June 15-dii ee sannadkii 2014-kii.

Alshabaab waxay horey ugu goodiyeen inay weeraro ka fulin doonaan gudaha Kenya tan iyo inta Ciiddanka Kenya laga soo saarayo gudaha Somalia.

Ciiddanka Kenya waxay gudaha Somalia soo galeen bishii Oktober 16-dii ee sannadkii 2011-kii, waxayna ilaa iyo haatan ku sugan yihiin qeybo ka mid ah Goballadda Jubbooyinka iyo Gedo.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts