HomeWararGalmudug oo maamul cusub u magacaawday Degmada Caabudwaaq (Wareegto)

Galmudug oo maamul cusub u magacaawday Degmada Caabudwaaq (Wareegto)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kusimaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ahna Madaxweyne Maamulka Cali Daahir Ciid ayaa Maamul cusub u magacaabay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, kadib xilka qaadis lagu sameeyay maamulkii hore. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee degmada Caabudwaaq loogu magacaabay inuu noqdo Faarax Cabdulle Xasan, halka Guddoomiye ku-xigeenka degmada laga dhigay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kusimaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ahna Madaxweyne Maamulka Cali Daahir Ciid ayaa Maamul cusub u magacaabay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, kadib xilka qaadis lagu sameeyay maamulkii hore.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa waxaa Guddoomiyaha cusub ee degmada Caabudwaaq loogu magacaabay inuu noqdo Faarax Cabdulle Xasan, halka Guddoomiye ku-xigeenka degmada laga dhigay Liiban Cabdi Cali.

- Advertisement -

Sidoo kale Cali Daahir Ciid ayaa Xoghayaha Caabudwaaq u magacaabay Faarax Cali Warsame, waxaana dhammaan Mas’uuliyiinta cusub ee la magacaabayla faray inay si toos ah u gutaan waajibaadkooda shaqo ee laga rabo.

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa waxaa kaloo hay’addaha amniga Maamulka ku amray inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha Caabudwaaq, ku-xigeenkiisa iyo Xoghayaha, si loo dardar-geliyo shaqada degmada.

Hoos ka Akhriso Wareegida magacaabista.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts