HomeWararGalmudug oo diyaar u ah iney la hadasho Ahlu Sunna Waljamaaca

Galmudug oo diyaar u ah iney la hadasho Ahlu Sunna Waljamaaca

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in maamulkooda uu weli diyaar u yahay inuu wada hadal la yeesho Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca. Waxa uu sheegay in inta lagu jiro bisha ay diyaarin doonan guddi wax kala socda arrimaha wada hadalka ay kula jiran Ahlu Sunna iyo qeybta dhiman sidii ay ula […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in maamulkooda uu weli diyaar u yahay inuu wada hadal la yeesho Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca.

Waxa uu sheegay in inta lagu jiro bisha ay diyaarin doonan guddi wax kala socda arrimaha wada hadalka ay kula jiran Ahlu Sunna iyo qeybta dhiman sidii ay ula fariisan lahayen.

- Advertisement -

Maxamed Xaashi Carabey ayaa sido kale sheegay in Galmudug ay hore qeyb kamid ah Ahlu Sunna heshiis ula gaaren islamarkaana ay maamulkooda kamid yihiin.

Ahlu Sunna weli si rasmi ah ma aysan uga hadlin warkan ka soo baxay maamulka Galmudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts