HomeWararGalmudug oo Digniin u dirtay Hay'addaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga

Galmudug oo Digniin u dirtay Hay’addaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasaarada qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Digniin ku socotay Hay’adaha samafalka aan dowliga ahayn iyo kuwa Caalamiga ah ee ka howlgala deegaanada maamulkaas. Qoraal kasoo baxay Wasaarada qorsheynta Galmudug ayaa waxaa Hay’addaha looga digay inay faragelin ku sameeyaan hanaanka doorashadda Golaha Deegaanka Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaarada qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay Digniin ku socotay Hay’adaha samafalka aan dowliga ahayn iyo kuwa Caalamiga ah ee ka howlgala deegaanada maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Wasaarada qorsheynta Galmudug ayaa waxaa Hay’addaha looga digay inay faragelin ku sameeyaan hanaanka doorashadda Golaha Deegaanka Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in Galmudug ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonto Hay’ad walba oo ku lug yeelata Doorashadda Golaha Degaanka Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Wasaaradda oo ku qurnaa Luuqada English-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts