Galmudug oo amar dul dhigtay NGO-yada iyo Shirkadaha gaarka ah

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda  Farxaan Cali Maxamuud ayaa soo saaray wareegto lagu dhaqan Galinayo Canshuuraha NGO_da ka shaqeeya Deegaanada Galmudug.

Dhammaan Hey’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ah ayaa la faray iney dhaqan galiyaan Canshuuraha ku waajibay Shaqaalahooda, Gawaarida iyo Guryaha u kireysan, Qandaraasyada ay siiyaan Shirkadaha iyo qidmadaha cashuureed ee ka waajibay  mucaamilaadka wax iibsi ee ay la sameeyaan Bulshada.

Amarka wasiirka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in tallaabo laga qaadi doono hay’adaha aan u hoggaansamin awaamirta, waxaana uu ugu baaqay in ay dhaqan galiyaan amarada kasoo baxaya wasaaardda maamliyadda.

Degaanada Maamulka Galmudug ayaa waxaa ka howl gala shirkado iyo NGO-yo kal duwan, waxaana la sheegay in qaarkodf aysan sida la rabay u bixin canshuuraha.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media