HomeCaalamkaGacan-ku-dhiigle British oo horey u dilay Muwaadin Soomaali ah, maydkiisana qariyey oo...

Gacan-ku-dhiigle British oo horey u dilay Muwaadin Soomaali ah, maydkiisana qariyey oo la xukumay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Gacan-ku-dhiigle Gary Hapkins oo horey u dilay Marxum Cabdi Cali, isla markaana maydkiisa qariyey muddo 8 bilood ah ayaa la soo tagaay Maxkamadda Old Baily ee ku taalla magaalladda London. Eedeysnaha waxaa lagu xukumay Xabsi 22 sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu ka dambeeyey dilka Marxum la oran jirey Cabdi Cali oo 17-jir ah, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gacan-ku-dhiigle Gary Hapkins oo horey u dilay Marxum Cabdi Cali, isla markaana maydkiisa qariyey muddo 8 bilood ah ayaa la soo tagaay Maxkamadda Old Baily ee ku taalla magaalladda London.

Eedeysnaha waxaa lagu xukumay Xabsi 22 sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu ka dambeeyey dilka Marxum la oran jirey Cabdi Cali oo 17-jir ah, kaasi oo lagu dilay magaalladda Enfield ee Waqooyiga London.

- Advertisement -

Gacan-ku-dhiiglaha waxaa la sheegay inuu  Marxumka burus madaxa kaga dhuftay, kadibna uu Tooreey kaga dooxay Wadnaha, ilaa uu Marxuumka ka geeriyooday.

 

- Advertisement -

Waxa kaloo la shegay inuu Marxuumka ka dhacay Lacag uu watay, ka hor inta uusan maydkiisa ku qarinin Saqafka sare ee gurigii uu degganaa muddo 8 bilood ah.

Qoyska Marxumka waxay ku wargeliyeen Boliska inay Wiilkooda ugu aragti  danbaysay bishii December 21-dii ee sannadkii 2017-kii.

Boliska ayaa bilaabay baaritaan bishii August 27-dii ee sannadkii hore, kadib, markii loo soo far muuqay inuu mayd dhex yaallo  dhismaha uu Gacan-ku-dhiiglaha deganaa.

Dhinaca kale, Maxkamadda Old Baily waxaa la soo taagay Haweeney lagu magacaabo Stacey Docherty oo saaxiib la ahayd Gacan-ku-dhiiglaha waxaa iyadana lagu xukumay 27-bilood, kadib, markii lagu helay inay wax ka ogeyd Marxumka la dilay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts