Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa sheegtay inay 55 qof ku geeriyootay dab ka kacay gaari waday shidaal oo ku qalibmay waddo ay Tareenadda maraan.
Â
Inta badan dadka geeriyooday waxay shidaal ka shubanayen gaariga booyadlaha ee qalibmay.
Â
Dhinaca kals,e 35 qof ayaa ku dhaawacantay shilkaasi, sida uu xaqiijiyey Afhayeen u hadlay Boliska dalkaasi.