HomeWararFowsiyo Yuusuf Xaaji oo mar kale noqotay Xubin ka tirsan Golaha Shacabka

Fowsiyo Yuusuf Xaaji oo mar kale noqotay Xubin ka tirsan Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta mar kale loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka isla markaana Gobollada Waqooyi ku matali doono halkaas. Waxay heshay 93 cod kadib markii ay ka tanaashuly tartanka kursiga HOP#262, Caasha Aadan Yuusuf. Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan waxa ay noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Soomaaliya ka qabata xilalka Ra’iisul wasaare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta mar kale loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka isla markaana Gobollada Waqooyi ku matali doono halkaas.

Waxay heshay 93 cod kadib markii ay ka tanaashuly tartanka kursiga HOP#262, Caasha Aadan Yuusuf.

- Advertisement -

Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan waxa ay noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Soomaaliya ka qabata xilalka Ra’iisul wasaare ku-xigeenka iyo wasiirka arrimaha dibedda.

Maanta ayaa Magaalada  waxaa lagu doortay afar kursi, oo ka mid ahaa kan ay ku guulaysatay Fowsiya, waxaana doorashadu ay ka dhacday Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho.

Afarta kursi ee maanta la doortay  oo degaan doorashadoodu tahay Somaliland, ayaa waxaa seddexda kale kusoo baxay xildhibaan Guuleed Biixi Cabdi, Xildhibaan Jaamac Maxamed Askar iyo xildhibaan C/llaahi Cusmaan Ducaale Sugulle.

- Advertisement -

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa horay u faray guddiga maamulka Doorashada Somaliland in ay dardar geliyaan qabashada kuraasta doorashooyinka iyo sida laga maarmaanka u tahay hufnaanta doorashooyinka

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts