• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Wararka Idaacadda

Feysal Waraabe “Aniga iyo Cali Khaliif waa la kulanay Farmaajo waxaana kala hadalnay sida lacagaha loo qeybsan lahaa”

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 18, 2018
in Wararka Idaacadda, Wareysiyada, Xulasho, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in ka qayb galkooda shirkii Brussels uu ahaa inay u ololeeyaan mowqifka jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax banaanida ee Somaliland, wixii magaca Soomaaliya lagu bixinayana ay si toos ah qaybtooda uga helaan.

“Xoolaha waan wada leenahay, tan Muqdisho lagu cuno waan wada leenahay, waxaanu jecelnahay iminka in la helo qorshihii aan waxayaga ku qaadan lahayn” ayuu yiri Faysal oo BBC ugu warramayey Brussels.

Mar wax laga weydiiyey kulan ay isaga iyo Cali Khaliif Galayr oo Somaliland ka socday la yeesheen madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, wuxuu sheegay Faysal Cali Waraabe in kulankaas uu codsaday Farmaajo oo ay kala hadleen in “Soomaali aysan maanta u baahnayn dhibaato, wixii loo doortayna ay tahay inuu Soomali hagaajiyo”.

Wuxuu intaa sii raaciyey “Somaliland finalka ayey u soo baxday, halkaa ayeyna taagan tahay. Waxaan u sheegnay in intii uu isagu yimid ay dagaalladu bilaabmeen, wixii aannu kala heshiinnay dawladihii hore ee Soomaaliyana ay ahaayeen in aan la is af lagaadeyn oo laga fogaado wixii xanaf keenaya. Labadayadaba wuu naga yar yahay, waxaannu siinnay aragti waalidnimo iyo odaynimo ku dheehan tahay, waana is af garannay”.

Isagoo ka hadlayey mar lagu celceliyey, oo weliba toos wax looga weydiiyey, in dabaysha isbeddel ee gobolka ka socota, gaar ahaan sida Itoobiya iyo Eritrea oo kale ay isaga u muuqato, wuxuu Faysal Cali Waraabe markii hore ku jawaabay “Farmaajo Hargaysa ha yimaado oo ha ka furo safaaraddii Soomaaliya”, laakinse mar labaad markii su’aasha lagu celiyey ayuu yiri “annagaa Soomaali isu keennay, annagaa shantii keennay, Jabuuti ha timaado, NFD ha timaado, Ogaden ha timaado, bal markaa na waaya, laakin inta intaa lagu kala maqan yahay wixii wanaagsanaa ee aan wadnay Soomaaliya ayaa bi’isay, innagu dadka waan isku keennay”.

Faysal Cali Waraabe oo aad ugu ololeeya qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland wuxuu si toos ah u diiday in Soomaaliya ay iyagu kala jareen “innagu kuwii isku keenay ayaannu nahay, dadkii dayaaradaha la dhacay, dadkii xabaal wadareedyada sameeyey, kuwaas ayaa kala jaray” ayuu yiri.

Xigasho BBC Somali

Previous Post

Kooxo hubeysan oo Caawa Askari ku toogtey Muqdisho

Next Post

Dhageyso: Barnaamijka Wareega Wararka 24 Saac Ee Radio Dalsan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hamas to Release American-Israeli Hostage Edan Alexander Amid Ceasefire Push and Humanitarian Crisis in Gaza
Wararka Idaacadda

Hamas to Release American-Israeli Hostage Edan Alexander Amid Ceasefire Push and Humanitarian Crisis in Gaza

May 12, 2025
SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu
English News

SSC-Khaatumo Leader Holds Key Political Meetings in Mogadishu

May 11, 2025
India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”
Wararka Idaacadda

India Labels Pakistan Drone Attacks a “Dangerous Escalation of Hostilities”

May 10, 2025
SSC Khatumo Vows Full Security for Somali PM Amid Somaliland Threats
English News

SSC Khatumo Vows Full Security for Somali PM Amid Somaliland Threats

April 9, 2025
UN Plane Makes Emergency Landing in Mogadishu
Wararka Idaacadda

UN Plane Makes Emergency Landing in Mogadishu

April 1, 2025
Somali Disaster Management Agency and Council of Scholars Collaborate on National Fund for Humanitarian Aid
Wararka Idaacadda

Somali Disaster Management Agency and Council of Scholars Collaborate on National Fund for Humanitarian Aid

March 11, 2025
Next Post

Dhageyso: Barnaamijka Wareega Wararka 24 Saac Ee Radio Dalsan

East African Allies: Tanzania and Somalia Accelerate Partnership for Regional Prosperity

East African Allies: Tanzania and Somalia Accelerate Partnership for Regional Prosperity

by Liban
May 13, 2025
0

The Permanent Secretary for East African Affairs at the Ministry of Foreign Affairs and East African Cooperation, Ambassador Stephen Mbundi,...

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Dadka Soomaaliyeed badankood ma isticmalan fiitamiinnada  sabab la xariira  in aysan helin wacyi gelin ku filan oo ku saabsan  muhiimada...

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi,...

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

by Ilhaan
May 12, 2025
0

Kooxda Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deyn doonto Edan Alexander, oo ah maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah, iyada oo tallaabadan lagu...

East African Allies: Tanzania and Somalia Accelerate Partnership for Regional Prosperity
English News

East African Allies: Tanzania and Somalia Accelerate Partnership for Regional Prosperity

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD
Warar

Golaha Shacabka oo bilaabay ka doodista heshiiska dhismaha Urur Goboleedka IGAD

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences
English News

A Sacred Arrival: Somali Pilgrims Reach Saudi Arabia as Hajj Season Commences

May 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • East African Allies: Tanzania and Somalia Accelerate Partnership for Regional Prosperity
  • Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
  • Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
  • Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00