Madaxweynaha  JFS Mohamed FarmajO iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS  JAWAARI ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan Saciid Xasan Geeddi,
Xildhibaanka aya ku xanuunsan cisbitaal Digfeer halkaas oo uu ku geeriyooday xalay
Alaha u raxmade xildhibaan Saciid Xasan Geeddi aya  isla maanta  Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho.
Xildhibaan Saciid Xasan Geeddi ayaan xanuun dartii usoo xaadiri codeynti madaxweynaha ee 8 February dhacday