HomeWararFanaanka Nimcaan Hilaac oo laga joojiyey Bandhig Faneed uu qaban lahaa

Fanaanka Nimcaan Hilaac oo laga joojiyey Bandhig Faneed uu qaban lahaa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa laga joojiyay Show uu ku qaban lahaa Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee uu dhawaan gaaray. In kastoo aysan Maamulka Magalada Boosaaso soo bandhigin sababta ay Showga uu fanaanka qaban lahaa u joojiyeen ayaa waxaa ka hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil. Wasiirka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fanaanka Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa laga joojiyay Show uu ku qaban lahaa Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee uu dhawaan gaaray.

In kastoo aysan Maamulka Magalada Boosaaso soo bandhigin sababta ay Showga uu fanaanka qaban lahaa u joojiyeen ayaa waxaa ka hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa sheegay in uu ka xun yahay in fanaanka laga joojiyo bandhig faneedka,waxaana uu dalbaday in tallaabadaas ay Maamulka degmada Boosaaso jawaab ka bixiyaan.

Fanaanka Nimcaan Hilaac weli dhankiisa kama hadlin hakinta lagu sameeyay Showgii uu ku qaban lahaa Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts