(Falanqeyn) Maxaa ka dhalan kara ka bixitaanka ciidammada Mareykanka ee dalka Suuriya?

Go’aanka Madaxweyne Trump uu ciidammada Mareykanka uga soo saarayo dalka Suuriya ayaa si weyn looga dhaleeceeyay gudaha iyo dibadda dalkaasi.

Gudoomiyaha guddiga Senate-ka u qaabilsan xiriirka dibadda, Bob Corker, ayaa arrintaasi ku tilmaamay mid aad u xun.

Waxa uu sheegay in Senaterrada Xisbiga Jamhuuriga ay la fajaceen kana xumaadeen in Mr Trump uu garabkooda ka baxayo Kurdiyiinta iyo Carabta xulufada la aheyd isagoo u beerjileecaya Turkiga iyo madaxweynaha Suuriya ee Bishaar Al-asad.

BBC SOMALI

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media