• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Friday, May 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Falaanqeyn: 10-sanno guuradii ka soo wareegtay Hawlgalka AMISOM.

Bilan Media by Bilan Media
March 4, 2017
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

AMISOM waxay joogtaa mudo 10 sano ah. Weli lama hayo ciidan Soomaaliyeed oo masuuliyada kala wareega. Waxaana lagu qasban yahay in ay AMISOM baxdo, hadii kale waxay isku bedelaysaa culays. Wixii haatan ka danbeeya waxay ka baxayaan in ay yihiin ciidan taakulayn, waxay isku bedelayaan ciidan ku tiirsanaan. Waxaa ila quman in tilaabooyinkan la qaado si loo helo ciidan qaran oo hawsha AMISOM kala wareega:-

1-In la is waafajiyo siyaasadda iyo qaab dhismeedka hay’adaha amniga ee heer federal iyo mid gobol, lana helo muwaafaqo ka dhexeysa qeybaha siyaasadda oo ay isku afgartaan hadafka laga leeyahay hay’adda amniga, qaybaha ay ka kooban yihiin, kharashka ku baxaya iyo la xisaabtanka ciidanka qalabka sida heer federal iyo heer maamul goboleed, iyaddoo la isu dheelli-tirayo ciidanka xoogga, kan daraawiishta, booliiska, nabad sugidda iyo ciidanka ilaaladda xeebaha, kuwa asluubta iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidan federaalka iyo kan dawlad goboleedba.

2- In dib u eegis iyo dib u habeyna lagu sameeyo qaab dhismeedka ciidanka XDS si dhiiranaan iyo daah furnaan lehna loo taaba geliyo nidaam garaadaha, mushaaraadka, lacag bixinta, saadka ciidanka, qandaraasyadan iyo wax soo iibsiga, la socodka iyo kormeerka maaliyadda ku baxda ciidanka.

3- In la wanaajiyo xaalada nololeed ee ciidamada qalabka sida, iyadoo la siinayo mushahar joogta ah, qalab ay ku howl galaan, tababar lagu xoojinayo xirfadooda iyo in niyadooda sare loo qaado.

4- In la is waafajiyo kaalinta guddiga madaxa banana ee Amniga Qaranka, sida uu qeexayo dastoorku iyo kaalinta Golaha Amniga Qaranka, iyadoo mudnaan gaar ah la siinayo dhismaha ciidam milateri oo la isku raac sanyahay, garawshiyana laga bixiyo xaasaasiyadda siyaasadeed ee ay leedahay dib u habeyn lagu sameeyo dhismaha ciidanka xoogga, si uu u noqdo ciidan muunad qaran leh oo aan cidna cabsi gelin. Isku dhafka ciidanku waa in uu u dhacaa wuxuu talaabo qaadis tartiib tartiib ah, nidaam hoos laga soo unkay oo ay guutooyinku xilligooda ku gaarayaan , isku dhaf heer qaran ah, hadba inta la awoodo. Waa in ay beelaha oo dhami ku jiraan iyadoo aan cidna laga tegin, lagana tashan marka la dejinayo barnaamijka iyo qorshaha tababarka ciidanka.

5- In la dagaalanka Al-Shabaab ee Magaalooyinka waawayn uu Boolisku hormood ka noqdo, iyadoo xoogga la saarayo howlgalada ay sirdoonku hagayaan, lana dhiso cutubyada la dagaalanka aragagexisada ee ciidanka Booliska, halka ciidanka sirdoonku uu noqon doono ciidan dhar cad ah oo muuqdiisa la aqoon.

6- In la dhiso kartida iyo wax tarka wasaaradaha amniga iyo gaashaan dhiga ee xukuumadda, iyadoo iskaashi wax ku ool ah laga dhex samaynayo labada wasaaradood isla markaana la meel mariyo qorshaha u yaal.

7- In la sameeyo  abaan-duul xiriiriya federaalka iyo maamul goboleedyada si loo mideeyo ciidanka xooga iyo kuwa booliska qaranka, lana dejiyo siyaasad amni qaran iyo qiimeynta khataraha oo ay isku raacsan yihiin dawlada federaalka iyo maamul  goboleedyada. Waana in la xaqiijiyaa in Golaha Amniga Qaranka uu si buuxda ugu howl geli karo dalka oo idil, isagoo ay wakiillo ku yeelanayaan maamulada xubnaha ka ah Dawlada federaalka.

Previous Post

Madaxdxa EU-da oo ka baaraan degaya Talis Dhexe oo Wadajir u wada xiriiriya Hawlgalladooda Somalia iyo dalalka kale.

Next Post

IOM oo codsatay Malaayiin Dollar oo wax looga qabto Baahida Degdega ee ka jirta Somalia.

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
Warar

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

May 15, 2025
“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada
Warar

“Mashaariic Talyaani Maalgelinayo oo Laga Fulayo Maamul Goboleedyada

May 14, 2025
Next Post

IOM oo codsatay Malaayiin Dollar oo wax looga qabto Baahida Degdega ee ka jirta Somalia.

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

by Ilhaan
May 15, 2025
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, waxaana lagu ansixiyay heshiis is-afgarad ah oo muhiim ah...

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

by Liban
May 15, 2025
0

Nairobi, Kenya – Mr. Mahmoud Moalim Abdulle, Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SODMA), has recently taken part in...

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
Warar

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges
English News

SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day
English News

From Thirteen Sparks, a Nation Ignited: Remembering Somali Youth Day

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL
Warar

15-ka May: Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed iyo Dhaxalka Taariikhiga ah ee SYL

May 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
  • Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
  • Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Heshiis Is-Afgarad Amni oo Soomaaliya la gashay Sacuudi Carabiya
  • SODMA Commissioner Attends Nairobi Meeting to Address Climate Change and Displacement Challenges

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00