• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, June 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(FAALLO): Siyaasiyiinta kala shakisan oo u baahan Carbis Hoggaamineed !!!

Bilan Media by Bilan Media
August 1, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tan iyo burburkii Dowladnimo ee Somalia, waxaa weli taagan Mashaqo Siyaasadeed iyo Khilaaf aan dhamaad lahayn, taasi oo sababtay inaan weli cagta la saarin Toobiyihii lagu yegleeli lahaa Dowlad Qaran.

Waddanka weli waa uu kala qoqoban yahay, waxaana abuurmay Maamullo ku dhisan Rabitaan Beeleed, inkastoo aan Qabiil lagu noqon Karin Qaran.

SIyaasiyiinta waxa dhufays ka dhigtaan  Halhays Siyaasadeed oo ku mataanaysan  Dano Shaqsi, mid Beel iyo mid Isbahaysi, waana sababaha rasmiga ee ay Siyaasiyiinta isku maan diidsan yihiin  inay Aragtiyo Mideysan ka qaataan Danaha Qaranka.

Khilaafkuna ma aha mid  ugub ah oo xili dhow bilowday, balse waa mid horey u soo ragaadiyey Dowladihii dalka soo maray.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in Siyaasi lagu tilmaami karo Shaqsiyaadka Aqoonta u leh Dhaqan Siyaasadeedka, isla markaana leh Dulqaad Siyaasadeed iyo in caqabad kasta lagu xaliyo Wada-xaajood Siyaasadeed iyo Isku-Tanaasul loogu danaynayo Danaha Qaranka.

Calawsanaan xooggan ayaana soo if baxday tan iyo markii la shaaciyey in  Doorashooyinka Madaxtinimadda iyo kuwa Golayaasha Barlamaanka Federalka Somalia la qaban doono dabayaaqadda sannadkan.

Musharixiinta u taagan Madaxtinimadda ayaana laga dareemi karaa inay u dhexeyso Xiisado-hoosaadyo, waxaana soo if baxayo Gunuucyo Siyaasadeed oo dabri kara Geeddiga Doorashooyinka.

Qaar ka mid ah Musharixiinta ayaa  sheega inay caqbad ka haysato Ololahooda Doorashadda, waxaana jira qaar cabashadooda u gudbiyey Ergayga Gaarka ee QM ee Arrimaha Somalia, Michael Keating.

Musharixiin kale ayaa iyagana jira oo Ciiddanka AMISOM ka codsaday inay sugaan Ammaankooda muddada ay Ololah Doorashadda ilaa laga gaarayo maalinta Cod-bixinta.

Si kastaba ha ahaatee, Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa looga baahan yahay inay yeeshaan Bisayl Siyaasadeed iyo mid Hoggaamineed, isla markaana ay muujiyaan Qanacsanaan Siyaasadeed, si aysan mar kale u carqaladeeynin Hanaanka Dowladnimo ee haatan mar kale la yegleelayo.

©Radio Dalsan

Previous Post

(SAWIRO): Askar Raashiyaan oo ku geeriyootay Diyaarad lagu soo riday gudaha Syria.

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan aad iyo aad ugu kalsoonahay inaad guul ka soo hoyin doontaan ciyaraha Olimbikada adduunka ee RIO 2016”

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil
Warar

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

June 14, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan aad iyo aad ugu kalsoonahay inaad guul ka soo hoyin doontaan ciyaraha Olimbikada adduunka ee RIO 2016”

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has formally transferred leadership of the National Intelligence and...

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

A coordinated disinformation campaign aimed at undermining the Federal Government of Somalia has been exposed following a series of online...

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Mogadishu — The corridors of power in Mogadishu are shifting once again, as Mahad Maxamed Salaad is officially set to...

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
English News

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
English News

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
  • Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
  • Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
  • Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00